Hagaha Matxaf Fiyena
7. November 2026, 14:00–15:00
Hagaha Matxaf Fiyena
7. November 2026, 14:00–15:00
Xogaha ku sabsen Madxafka Fiyena woxow idin tusaya sheekada iyo taariqda fog ee ey ledahahay magaladan fiyena. aniga oo ah munira mahamud waxaan isla firsaneynaa waxyabaha eey caanka ku tahay magaladan fiyena. waxaan ka hadleyna shan boqol oo sano sideey u eheed iyo waxa ow nibiriga masha u jogo magaaladan oo aan heysanin bad
Sawir: Aragtida Matxafka Fiyena. Sawir: Lisa Rastl, Matxafka Fiyena.
